X

Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal oo ka digey cawaaqib xumada doorashadii musuqa lagu helay

Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal ayaa tilmaamay doorashadii hadda musuqa lagu helay kana Hadley ku shubashada noocana inay khatar ku tahay nabadgelyada. Gudiga doorashada ayaa qirtey in buugii iyaga kazoo baxay.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.