Gaafow oo shir jaraaid ku qabtey Muqdisho ayaa beeniyay warar badan oo suuqa ku jirey iyadoo waaxda Socdaalku ka noqotey xanibaad ay saaraysay diyaaradaha ka imanayay Hargeysa iyo Berbera. Dhinaca kale waxay beeniyeen warar suuqayada ku Jira.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS