Hooyadan oo lagu magacaabo Xaali ayaa ka warantey sida ay u dhiban tahay iyadoo leh sideed caruura hadana ku sugan tahay Puntland si ay baasaboor Somali u qaadato maadaama maamulka Somaliland xanibey in ay dadku helaan baasaborka ay xaqa u leeyihiin. Hooyadan ayaa sheegtay sababta ay u malaynayso in gabadheedu isku gubtey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS