X

Hooyada dhashay laba gabdhood oo argagixisadu xasuuqdey oo bixisay waraysi Somali oo dhan ka qiireysiiyay

Hooyada dhashay laba gabdhood oo argagixisadu ku xasuuqdey Muqdisho ayaa bixisay waraysi Somali oo dhan ka qiireysiiyay. Hooyadan ayaa agoonimo ku soo korisey labadaan gabdhood taasi oo ka dhigeysa xaalka hooyadan mid aan loo adkeysan Karin.

Dhiigmiiratada ayaa ku dhex diley maqaaxida Pizza ee Muqdisho xilli ay sugayeen in ay afuraan. Argagixisada shabaab la baxdey iyo kuwa kale ayaa erayada quruxda badan ee ALLE isticmaala xilliyada ay Muslimiinta dhiigooda daadinayaan.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.