X

Hooyadaa iyo xaaskaaga haday madaarka kuugu yimaadaan isma taqaan ee naga baadh: Somaliland oo wax fahantey

Wasiirka duulista Cadaani oo tababar u furey shaqaale ka shaqayn doona qaybta shandadaha iyo barista ayaa kula hadlay luqad ku cusub iyaga iyo wacyiga ka Jira Somaliya guud ahaan. Wasiir Cadaani oo famey argagixisada ayaa u sheegay uin xataa hooyadiin iyo xaaskoodaayna is aqoon xilliga ay ku jiraan baarida dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.