Hooyadan oo 7 caruura nolol maalmeedka uga raadisa jaad ay ku iibiso magaalada Muqdisho ayaa kooxda gaaleynta ee Shabaab dul yimaadeen waxase RABI qadarey in bastooladii u dhici weyday kadib ciidan booliisa oo ka ag dhawaa ay gacanta ku soo dhigeen.
Waxa soo yeeraya dhawaq aad u dheer oo ah in hore laga dilo intaba haddi kale yaan ummada been loo sheegin ee shacabku dad difaaca kara dhiigooda ha keensadaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS