X

Hooyo baahida dhaqaale ee Ku xeerani ku kaliftay arin aan hore loo arkin

Hooyo baahida dhaqaale ee Ku xeerani ku kaliftay inay iibiso caanaha naaskeeda. Hooyo dhallinyaro ah oo u dhalatay Dalkaasi Shiinaha ayaa waxay go’aan ku gaadhay in listo oo ay iibiso caanaha Naaskeeda.



Waxa hooyadan ku kalifay si ay u bixiso lacag dhakhtar oo ay ku jirto gabadh yar oo ay dhashay. Waxay kala tashatey ninkeeda waxayna isku raaceen in la iibiyo caanaha naaskeeda.



Lacagta laga rabay ayaa gaaraysay $ 15.891 oo doolarka Maraykanka ah. Arintan ayaa aad looga faaloodey baraha bulshada ee dalkaasi Shiinaha. Dadka qaar ayaa u garaabey halka kuwana yiraaheen waa laga fiican yahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.