X

Hooyo Faadumo Amiir Faandhe oo ka hadashay sidey ku gaartey heerka ay joogto

Gudoomiye xigeenka barlamaanka Galmudug oo ah hooyo ayaa ka hadashay sidey u maarayso shaqadeeda iyo sida ay ku soo gaartey heerka ay hadda joogto. Waxa gudoomiye xigeen loo doortey dhawaan maamulka shaqadiisu badneyn ee Galmudug.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.