X

Hooyo jirta 101 oo ka bogsatay hargabka Karoona oo fariin dirtey

Hooyadan oo lagu magacaabo Maryan Nadarshina waxay ku nooshahay gobolka Muslimka u badan ee dalkaasi Ruushka ee lagu magacaabo Kasaan. Hooyadan ayaa ka kacday hargabka Kooro.


Shaybaadh la saaray ayaa lagu ogaaday in boqolkiiba 25 uu gaadhay sambabadeeda laakiin sideeda kale ay fiican tahay xaaladdeeda haddana ay ka soo baxday isbitaal la geeyay.

Mar la weydiiyay sirta ay uga badbaaday cudurka Karoona ayay ku sheegtay ” waa inaad is dejiso oo iska faraxsanaanto oo aad dejiso neerfahaaga, qaylo waxba kuu tari mayso ayay tiri.


Si kastaba ha ahaatee RABIGAAGA ayaa laysku xidhaa waxkasta oo kugu dhaca. Hooyadana waa tusaale sida ay ugu niyadsan tahay qadarka RABI.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.