X

Hooyo Somali ah oo lagu handaday Burco una qaxdey Puntland oo la hadashay saxaafada

Kadib markii dhawaan uu maamulka Somaliland soo aaray amaro dadka Ka Soo Jeeda Koofurta Soomaliya looga saaray Gobolada Waqooyi ayaa waxa kordhay dhibaatooyinka lagu hayo dadka ka soo jeeda Koonfurta Somaliya.

Haddaba arrintaas ayaa keentay in dadka ka soo jeeda Koonfurta ee ku sugnaa deegaanada Somaliland ay bilaabaan inay isaga guuraan halkaas, iyadoona hadda qaar ka mid ah dadkaasi ay soo gaaraan Deegaanada Puntland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.