X

Hooyo Somaliyeed iyo 7 caruurteeda ah oo guri ku gubtey dalkaasi Maraykanka: SAWIRO

Hooyo Somaliyeed iyo 7 caruurteeda ah ayaa guri ku gubtey dalkaasi Maraykanka. Guriga hooyadan kula nooleyd caruurteeda ayaa ahaa guri daxalaystey oo loox ka dhisan sidey u badan yihiin guryaha Maraykanka.



Hooyadan oo aan ku hadli Karin luqada qalaad ee Ingiriiska ayaa waxa dabka ka badbaadiyay wiilkeeda oo la Hadley qolyaha dabdamiska sida ay sheegeen kooxaha gurmadka.

Waxa gurigan kaga gubtey dhamaan dharkii qoysku lahaa oo dhawaan hooyadu soo iibisay kamana soo kabanayso in muddo ah.



Qoyskan ayaa hadda loola cararay guri kale oo ku meelgaara inta dib loogu dhisayo guriga ay deganaayeen. Lama sheegin sida dabku ku kacay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.