X

Hooyo Somaliyeed oo caruurteeda kala baxsatay Ingiriiska oo lagu qabtey dalkaasi Kanada

Hooyo Somaliyeed oo la sheegay in la baxsatay laba caruura ayaa lagu qabtey dalkaasi Kanada. Hooyada oo lagu magacaabo Aniisa Ibrahim ayaa maxkamadi ku amartey in ayna ka bixin gurigeeda ama gobolka ay joogtey ee Manchesyer (Ingiriiska) waxase ay jabisey sharcigii ama amarka waxayna la socdaashay laba caruura.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.