X

Hooyo Somaliyeed xildhibaana ah oo wacdaro ka dhigtey kalfadhigii barlamaanka

Hooyo Somaliyeed xildhibaana ah ayaa wacdaro ka dhigtey kalfadhigii barlamaanka ee madaxweyne Farmaajo ku furey. Hooyadan ayaa korsata shan caruura, Canab Maxamed Cosoble oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug State ayaa lacag kun dollar ah ku wareejisay RW Xasan Cali Kheyre iyadoo noqotay qofkii ugu horeeyay ee meel fagaaro ah lacag ugu deeqa ciidamada qaranka Soomaaliya.

Barnaamijka Taakuleynta ciidamada oo ay ka qeyb galeen madaxda dowladda ayay Canab ka sheegtay hadalo soo jiitay dareenka umadda Soomaaliyeed..





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.