X

Horaan u idhi reer Awdal runta way ku yara kala baqaan laakiin anu reer Burcaan ahay wax ma qarino: RAMAAX

Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa ku furtuurey reer Awdal isagoo u sheegay in ay runta ku kala baqaan laakiin isagu yahay reer Burco oo aan waxba qarinin. Ramaax ayaa ka hadlayay warbixin ku saabsan isbitaalka Boorama. Wuxuu kaloo sheegay in aanu joogeyn gobolka oo uu ka tagayo taas oo run ka dhigeysa warar Araabinews.com helaysay oo oranaya in la bedelayo isaga iyo badhasaabka Saaxil.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.