X

Hordhaca dhoolatuska xisbiga Wadani ee Boorama oo ushu dhulka u dhacayn

Hordhaca dhoolatuska xisbiga Wadani oo ushu cirku u dhacayn. Waa maalintii sadexaad ee ololaha xisbiyada Somaliyeed ayadoo manta ay tahay maalinta xisbiga Wadani.

Dadweyne aad u farabadan ayaa isugu soo baxay fagaaraha kheyriyada Boorama halkaas oo usha la tuuro dhulka u dhacayn.





Hoos ka fiirso isku soo bixi xalay oo taageerayaal jilbeysan si xun gawaadhida loo fuuley

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.