X

Horjooge diidey nidaamka doorasho ee socda

Horjoogaha Butlaan Siciid Cabdullaahi Deni ayaa diidey nidaamka doorasho ee socda asagoo sheegay in aan si jufo ah oo qaasa loola tashan. Safiirada Ingiriiska iyo Maraykanka oo kolba mid u tagey horjoogaha ayaa la sheegay inay Ka dambeeyaan mowqifkoida.


Horjooge Siciid Deni oo Itoobiya tagey dhawaan ayaa loo soo sheegay in uu Ku xidho dawlada dhexe mana jireyso wax.ka dambeeya.

“Siciid Deni hadduu rabo in si jufo ahaan loola xaajoodo taas ma helayo weyna dhamaatey jufo jufo wada xaajoodkii iyo Ku shubashadii jufooyonka kale laga dadbursanaayay ayuu yiri Cali Calasow.


Isku soo duuboo dhawaa ayay ahayd markey gudoomiyaha doorashada qaranka Ka warantey halka hawluhu u marayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.