X

Horjooge ka tirsanaa argagixisada shabaab oo sii qarxiyay siraha isqarxinta iyo xasuuqii Soobe

Horjooge ka tirsanaa argagixisada shabaab ayaa xuubka ka siibey siro hore loo ogaa oo ku saabsan qaraxyada iyo isqarxinta ay sheegtaan argagixisadu xataa haddii dad shacaba lagu xasuuqo. Xasuuqyada badankooda ayay u sameeyeen si idaacadaha looga sheego.

Qaraxyada way qirtaan xataa haddii boqolaal ay ku dhintaan shaqadoodana maaha ayuu yiri maadaama waxa socdaaba ay gaalo ka aaminsan yihiin. Qaarna ma qirtaan ayagoo ka baqaya in ay shacbiyad ku waayaan.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.