X

Horjooge Siciid Deni oo argagixiso ku sheegay beelaha banaanbaxa ka dhigey Boosaaso

Horjoogaha Butlaan oo gobolka Bari ku dhowyahay inuu ka goosto ayaa argagixiso ku shegay beelaha Warsangeli iyo kuwa kale ee banaanbaxa cadaalad doonka ah ka dhigey Boosaaso.


Banaanbaxan ayaa yimi kadib markii kuraasta magaalada ay buuxiyeen beesha Siciid Deni ayadoo dadka deegaanka laga qadiyay shaqooyinka iyo hawlaha kale ee gobolka Bari.


Beelaha gobolka Bari u badan ayaa dareensan in gobolkoodii dad kale ku maamulayaan, waana ta keentay banaanbaxa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.