X

Horjooge Siciid Deni oo cunaha ku dhegay danyarta Butlaan

Dadka degan magaalada Garoowe ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay laacagta shilin Somaliga oo a diidey in la sarifo taas oo dad badan oo danyara ku keentay inay waayeen waxay ku gataan lacagtooda,


Horjooge Siciid Deni ayaa dalbaday lacagta xalaasha ah ee doolarka inuu ku cashuuro badeecada ka soo degaysa dekedda Boosaaso taas oo caraysiisay dadka masaakiinta ah.

”Maaha markii ugu horeysay ee diidmadaan soo noqnoqotey ayuu yiri Xuseen Warsame. Horjooge Siciid Deni waxa Imaaraadku ku qasbayaa inuu doolarka qaato.


Si kastaba ha ahaatee masaakiinta reer Butlaan ayaan haysan meel ay ku cawdaan aan ka ahayn kacdoon ay isaga dul qaadaan calooshood u shaqaystayaasha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.