X

Horjooge Siciid Deni oo sheegay inuu xirey xafiisyada guddiga doorashada qaranka

Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa sheegay inuu xirey xafiisyada guddiga madaxa banaan ee doorashada qaranku ay Ku lahaayeen deegannada uu Ka taliyo horjooguhu ee Garoowe iyo Boosaaso. Wuxuu amrey in si degdega loo xiro xafiisyadaas ay guddigu lahaayeen.


“Siciid Deni wuxuu isku haystaa inuu dalka Ka go’ay ayuu yiri Cali Calasow wuxuuna ujeedadaa taageero uu Ka helayo wakiilada Maraykanka iyo Ingiriiska ayuu raaciyay Cali.


Maaha markii ugu horeysay ee horjooge Siciid Deni uu iska dhigo inuu dal madaxweyne u yahay. Ilaa hadda wax wara oo ka soo baxay guddiga madaxa banaan ma jiraan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.