X

Horjooge Siciid Deni oo u xoog sheegtay xildhibaano rabay inay la xisaabtamaan

Waxa mar dhaweyd la soo af-jaray xiisad markii hore ku bilaabantey xildhibaano rabay inay xilka ka xayuubiyaan gudoomiyaha barlamaanka, waxase taas uu Siciid Deni ku dhaqaaqay inuu xilka ka qaado sideed xildhibaan.


Sideeda xildhibaan ayaa rabay inay la xisaabtamaan maamulka fadhiidka ah ee Siciid Deni waxase loogu xoog sheegtay in xasaanada laga xayuubiyo ayuu yiri Xuseen Warsame.

”Waxay ku qotontaa isla xisaabtan waayo markasta oo isla xisaabtan dhaco waxa dhaca in xildhibaanada wada la weeraro waxana taas kuu daliila wixii ka dhacay ama ku dhacay gudoomiyihii hore ee barlamaanka Butlaan.


Si kastaba ha ahaatee ilaa la helo nidaam xalaala waxa lagu jirayaa burburkaas iyo xoolaha masaakiinta oo fadhiga lagu jaqo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.