X

Horjoogeyaasha jaamacadaha maamulka Somaliland oo war ka soo saarey doorashada

Horjoogeyaasha jaamacadaha maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey doorashada. Sagaal ka mida jaamacadaha ka diiwaangashan maamulka Somaliland ayaa lix qodob kahor akhriyay saxaafada.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.