Horjoogeyaasha maamul jufeedyada ee Kismaayo shirka ku leh oo raaxo u tagey Gobweyn. Gobweyn ayaa ah halka ay webiga Jubba ku shubo biyihiisa ayadoon laga faaiideysan.
Waxa la arkayay shantan horjooge oo isugu marxabeynaya isu imaatinkooda Kismaayo. Horjoogeyaashan ayaa Kismaayo iska fadhiya maalintii sadexaad una muuqda in aan hawl sugeyn.
Horjoogeyaashan ayaa la filayay in ay marhore war ka soo saaraan waxay isugu tageen oo waqti lumisa ayadoon waxba u dhimeyn dawlada taagta daran ee Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS