Horjoogihii laga eryay Galmudug ayaa Kismaayo lagu soo dhaweeyay. Axmed Ducaale Xaaf oo maxkamad sheegtay in ay sax ahayd eryidiisu ayaa Kismaayo gaaray.
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, Xildhibaano iyo sidoo kale boqolaal ka mid ah Shacabka Jubbaland.
Maalinta Berri ah ayaa lagu waddaa Kismaayo in uu ka furmo Shirka maamul goboleedyadda.
Shirkan Kismayo ayaa waqti lumisa maadaama maamul jufeedyada badankooda ayna xalaal ahayn isla markaana dhexdooda uu ka jiro khilaaf qaarkoodna xukunka laga tuurey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS