X

Horjoogihii marin habaanbinta argagixisada shabaab oo isa soo dhiibey muxuuse uga soo goostey

Waxaan argagixisada uga soo baxay markaan arkey khaladaadka dinteena ka soo horjeeda ee argagixisadu ku xasuuqeen dadkeena. Wuxuu kaloo tiriyay arimo kale. Argagixisahan ayaa sheegay in uu hadda in la gaaleeyo dadka Muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.