X

Hoy lagu barto QURAANKEENA oo laga hirgelinayo deegaanka Gargaara ee gobolka Awdal

Dadka deegaanka ee xeebaha gobolka Awdal ayaa hirgeliyay dhismaha madarasad lagu baran Quraankeena deegaanka Gargaara oo hoostimaad Lughaya oo ka tirsan gobolka Awdal. Waxa goobta looga soo duceeyay dadkii iyagu ku deeqay dhaqaajinta dhismahan.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.