Hub iyo qaraxyo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Boosaaso.
Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobolka Bari Axmed Jaraale oo saxaafadda la hadley Boosaaso ayaa sheegay in howlgalada ay sameeyeen sidoo kale ku soo qabteen dad badan.
Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in dadka Shacabka ay ka qeyb qaateen howlgalkii lagu soo qabtay hubkaasi.
Magaalada Boosaaso ayaa mararka qaarkood waxaa ka dhaca falal lidi ku ah amaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS