X

Huteel Siyaad oo argagixisada weerartay xilli afur loo fadhiisanayay oo dib loo furey: ARAG

Huteel Siyaad ayaa argagixisada banaysatay dhiiga muslimiinta ee shabaab ayaa bishii barakaysneyd ee Ramadaan xilli dadku afur isku diyaarinayeen ay weerar ku qaadeen inkastoo dhamaan dadkii ku jirey u midoobeen iskana difaaceen. Huteelka ayaa dib loo furey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.