X

Ibrahim Dhegawayne oo khashifey qorshe ciidan Somali ah looga iibgeynayo Sucuudiga burburiyay Yaman

Siyaasiga reer Hargeysa ee Ibrahim Dhegawayne ee ku jira golaha madasha ayaa qarxiyay qorshe ay wataan raga iyo dumarka ka taliya Hargeysa ee Siilaanyo aanu shaqada ku lahayn oo askar looga iibgeynayo Sucuudiga burburiyay Yaman. Sucuudiga ayaa lacag ku doonaya askar fiqiira oo u dhinta inta diinta uu ka aaminsan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.