X

Idaacada BBC-da oo samaynaysa idaacado ku hadla afafka Amxaarada iyo Oromada si ay u huriso dabkii Somaliya oo kale

Idaacada Ingiriiska ee BBC ayaa samaynayso idaacado ku hadla afafaka Axmaariga, Oromada ityo Tigreega oo dhamaantooda looga hadlo Itoobiya si ay u huriso dabka jira.

Idaacadan Ingiriiska ayaa sii hurin doonta colaada ka dhexjirta dawlada iyo qowmiyadaha Itoobiya iyadoo waraysan doonta siyaasiyiin lamida kuwii gubey Somaliya oo kale.

Idaacada ayaa sheegtay in ay ka faaiideysanayso goobaha aan dalalka ayna xor ahayn saxaafadu, dareensaana in halkaasi meel uga soo baxdey.

BBCSomali ayaa si fiican u hurisay dagaalkii reer galbeedku ,ku qaadeen dawladii Somaliya iyadoo hub iyo dhaqaale siiyay jaahiladii qabiilka ku qadhaabanayay.

BBCsomali ayaa suuqa ka baxdey matrkii ay soo baxeen shabakadaha xorta ah oo dadka badankiisu hadda ku xidhan yihiin si ay u helaan warar xora.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.