Waxaan wada oghnahay in markii Somaliya uu soo galay gumeysigii Ingiriiska ee ka masuulka ah dhibaatooyin badan oo dalka ka jira ilaa haddana daba socda Somalida siyaasad ahaan, waxa u guntadey inuu hilfaha u qaado halgankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
Haddaba halgankas waxa ka faaloonaya suugaan yahanka dinaca taariikhda ee Axmeed Faarax Idaajaa.#
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS