X

Ilaa 7 qof oo ku dhintey Addis ababa kadib daadad ku soo rogmaday (Sawiro)

Kadib roobab laxaadle oo ka da’ay gudaha Itoobiya waxa caasimada dalkaasi ku dhintey ugu yaraan 7 qof halka daadkuna uu qariya gawaadhi iyo guryo ku yala magaalada. Daadkan qariyay qaybo ka mida magaalada ayaa soo rogmaday xalay.


Meelaha qaar ayaa la arkayaa dadka oo fuulay guryaha fooqooda si ay uga baxsadaan daadka ku soo rogmaday halka gawaadhidana uuba qariyay.

Waxa jirey dad iyagu ku dhaawacmay daadka soo rogmaday oo loola cararay isbitaalada. Dawlada ayaa sheegtay inay ka moosi doonto daadka si ayna u gelin guryaha.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.