Bada Magaalada Berbera ayaa liqday afar dhalinayaro ah oo ka mid ah dadka ku nool hargeysa una dalxiis tagay magaalada berbera dhalinyaradan maanta badu liqday ayaa ka mid ahaa arday wax ka barata dugsisare oo hargeysa ku yaala waxayna ka yihiin Axmed Haybe Cabdi oo ku noolaa Xaafada Calaamada Hargeysa.
Xasan Osman Axmed Oo Ku Noolaa Xaafada Jameecada Ee Hargeysa
Siciid Osman Muxumad Oo Ku Noolaa Xaafada Caalamada
Iyo Osman Oo Ku Noolaa Xaafada Calaamada
Wali Kamay Hadal Maamulka Dugsigu Ardaydan Badu Liqday Waxaana La Filayaa In Magaalada Hargeysa Loo Soo Qaado.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM