Ilaa boqol haweena oo la ildarnaa xaalada isku furanka ayaa lagu daaweeyay magaalada Muqdisho. Xaalada Iskufuranka ayaa bilaa lacag lagu daaweeyay haween badan oo ku nool Woqooyiga Somaliya siiba magaalada halka kuwan loo dalbadey dhaqaatiir kla timi Suudaan iyo Imaaraadka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM