Kadib weerarki xalay ee lagu dili rabay Ramaax oo Siilaanyo u soo magacaabay gobolka ayaa taas bedelkeed waxa Ramaax uu u soo gudbiyay Hargeysa ilaa toban ka mida madax dhaqameedyada Awdal iyo maayerkii hore ee magaalada.
Hadaba magacyada Ramaax u gudbiyay jeelka Madheera waxa ka mida magacyada soo socda oo inta badan ah dad aanu Ramaax dambi ku hayn laakiin loo soo ururiyay reer ahaan.
1-Maayerkii hore ee Boorama Saleebaax Xadi 2Awgaab maamule xigeenka shirkada telesom 3-Idris Alnajax sariflaha weyn ee Boorama 4-Faarax gaagiile 5-Caaqil AXmed Kaahin 6-Dumaal qaadlaha Boorama7- Wiil uu dhalay dumaalka 8-Dirawalka jaamacada Camuud baska u wadey 9-laba dhalinyaro ah
Falalka noocana ayaa ka mida cunaqabataynta lagu hayo shacabka Boorama oo hadda ka gilgilshey inkastoo lagu kala gato shilimaad yaryar.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM