X

Ilaaahbaa na dilayee awal garan uskaga oo Siilaanyo ah ayaan xirneyn hadana midkale oo Muuse biixi ah ma karno: Suldaan Cune

Suldaan Cune oo lagu yaqaan in uu runta qarxiyo ayaa sheegay in awal Somaliland xirneyd shaadh uskaga oo Siilaanyo hadana shaadhkale oo dhiigyacab Muuse Biixi ah ma karto. Suldaan Cune ayaa sheegay in Dahabshiil uu yahay ninka qasaya gobolka oo uu ka shaqeeyo maydhista lacagta. Waxaan uga digayaa in IRIR SAMAALE  ay dhigtaan lacagtooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.