X

Ilaaladii Xaglotoosiye oo isa soo dhiibey weerar Buuhoodle ku socdeyna qarxiyay

Waxaa goordhaweyd warbaahinta gudaha buuhoodle kula hadlay yaryar kamid ah kuwii ilaalada uhaa horgale  xaglo  toosiye Cali maxamed  duhaar axmed kaar  oo ah taliyihii maleeshiyaadka ilaalada xaglo waxaa uu yidhi markuu  la hadlaayay warbaahinta

”anigu waan  isasoo dhiibay dadkayga ayaan isku soo dhiibay arrinta igu kaliftayna waxaa kamid ah in shirkii oog ee siilaanyo iyo xaglo ku kulmen uu xaglo la qaatay siilaanyo in weerar lagu qaado buuhoodle Taasi wey noo cuntami weyday saas ayaana igu  qasabtay in aan isaga baxo arrimaha xaglo iyo dabinka  u maleegan buuhoodle waxaana leeyahay war hooy reer buuhodlow ninkan ka tashada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.