X

Xildhibaan Yuusuf Dirir oo Muqdisho lagu aasay iyo qaraabadiisa oo wacad ku martey aargoosi+MUUQAAL

Muqdisho–Xildhibaan Yuusuf Dirir ayaa shalay lagu aasay Muqdisho isagoo aaskiisa ay ka qaybgaleen xildhibaanada barlamaanka iyo gudoomiye ku xigeenka barlamaanka iyo waliba gudoomiyaha maxkamadaha. Ehelada beeshiisa HabarYoonis (ISAAQ) ayaa aaska dushiisa ku hanjabay hadaan la soo qaban ragi dilay in ay cidkale u maqnaan doonto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.