X

Ilhaan Cumar oo guulweyn u soo hoysay sumcada Somalida Maraykanka

Ilhaan Cumar ayaa guulweyn u soo hoysay sumcada Somalida Maraykanka kadib markii si raaxo leh u ugu guulaysatey kursiga xisbigeeda ee gobolka Minasoota. Waxa dhinaca kale isna guulaystey xildhibaankii Muslim ugu horeeyay dalkaasi Maraykanka Kieth Alison.


Waxa Iyana guulasatey gabadh kale oo Muslimad ah kana soo jeeda Falastiin laguna magacaabo Rashiida. Ilhaan Cumar ayaa fadhiisan doonta aqal cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa wejihi doonta Trump.


Sawirka hoose

Taageerayaasha xagjirka ah ee Trump ayaa ka murugeysan haween Muslim ah oo u soo galay aqalka barlamaanka Maraykanka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.