Ilmoyar oo gabadha oo lagu qiyaasay da’deeda ilaa 4 bilood ayaa laga helay xaafad ku taal Hargeysa waxana ka hadlay dadkii helay. Ilmahan ayaa muuqdey ilmo la koriyay laakiin markii dambe la saaray meel khatara oo dadku ka naxeen halkiina looga tagey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS