Qaar ka mida imaamyada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay laga farxiyay iyadoo hay'ad loo malaynayo in laga leeyahay Qadar ay tahay mida qaybisay gawaadhidas lamase garanayo ujeedada. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS