X

Imaaraadka oo ciidanka booliiska ku caawiyay gawaadhi gaashaaman iyo booyado+SAWIRO

Imaaraadka carabta ayaa ku caawiyay ciidanka booliiska Somaliya gawaadhi gaashaaman oo aad u tirobadan iyo booyada lagu qaado biyaha. Munaasibad noocana ayaa waxa goobjoob ka ahaa wasiirka amniga e dawlada Somaliya iyo safiirka Imaaraadka u qaabilsan Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.