Imaaraadka ayaa dekedda Berbera musuq kaga gatey maamulkii Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid. Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo oo markii ugu horeysay si toosa u taabtey arinta Berbera ayaa sheegay in aanu haynin xog dhamaystiran.
Fadhiid Cumar C/rashiid iyo Xasan Sheekh ayaa la rumaysan yahay in ay Imaaraadka lacag kaga qaateen ay ku galaan doorashada. Fadhiid Cumar C/rashiid ayaan ka hadlin inta uu ka ogyahay heshiis ku sheega Berbera.
Madaxweynaha Somkaliya oo ka hadlayay arintan ayaa sheegay in aanu haynin xog dhamaystiran maadaama aan lagu wareejin sidey wax u dhaceen iyo cida saxiixdey iyo in ay jiraan lacago Imaaraadku bixiyay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS