X

Imaaraadka oo lacag cusub ku shubaya bangiyada cudurka Kooro awgeed

Bangiga dhexe ee Imaaraadka ayaa amrey in lacagta cusub ee la soo daabacay lagu shubo bangiyada iyo daaqadaha lagala baxo lacagta si looga hortago cudurka Kooro oo hadda ay sheegeen in tiradu sii korodhey.


Imaaraadka ayaa sheegay in tirada dadka uu gaaray ay hadda marayso 333 qof isla markaa loo baahan yahay in dhamaan daaqadaha lagala baxo lacagta la nadiifiyo markasta.

Imaaraadka oo boqolkiiba 80 dadka ku nool ay yihiin dadka ka soo jeeda qaaradii Hindiya laysku oran jirey ayay lacagta cusdub u soo saartey si tii hore Meesha looga saaro. Lacagtii hore ayaa laga baqay in faafin karo cudurka Kooro.


Tagaasida dalkaasi ayaa la amrey inay qaadi karaan keliya hal qof.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.