Imaaraadka ayaa maamulka Biixi tusaya shirkado macdanta iyo shidaalka ka shaqeeya. Wasiirka Muuse Biixi u qaabilsan macdanta ayaa ka qaybgalay shir Imaaraadku qorsheeyay oo ka dhacaya Dubay.
Ujeedada ayaa lagu tilmaamay in lagu xaalufiyo kheyraadka ummada Somaliyeed qaasatan kuwa Awdal.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tjJOM1gHtNw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS