X

Imaaraadka oo qasbey in golaha maamulka Somaliland beri isku yimaadaan

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Waxa hore been loogu sheegay golaha maamulka Somaliland oo dadka fadhiyaa ayna qayb ka ahayn waxa maamulka ka socda oo ay ku jiraan boos xajis. Imaaraadka oo qasbey in golaha maamulka Somaliland beri isku yimaadaan

Golahan ayaan lagu aqoon gole wax ka socdaan haddii la furana loo furto marka dan laga fushanayo, waxase muuqata in lacag ay bixiyeen Imaaraadku lagu furayo berri.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V0MmcJmaGIY[/embedyt]



Mxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.