X

Imaaraadka oo si dhaqse ah ugu yeeray Muuse Biixi iyo waxay dalban karaan

Imaaraadka ayaa si dhaqse ah ugu yeeray Muuse Biixi kadib fashilkii ku yimi heshiis ka baxsan shuruucda caalamiga oo Imaaraadku rabeen inay la yeeshaan kaabo qabiilada Somaliya.



Imaaraadka gaar ahaan gobolka Dubey ayaa lacago aad badneyn jeebka u buuxiyay masuuliyiintii Siilaanyo ka hoos shaqaynaayay, ayagooo u sheegay inay 24 sano xor ahaan heshiisna gali karaan.



Ma jirto wax kale oo u furan in Muuse Biixi yiraa anaa ka taliya Hargeysa ee idinku bilaaba hawsha. Taas oo hadda been noqotey. Halka wadada kaliya ee u furan ay hadda tahay inay heshiiska mariyaan wasaarada shaqada ku leh bixiyaana cashuurta ku waajibtey.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2AK54NG8AGA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.