X

Imaaraadka oo soo eryay ardey Hargeysa ka soo jeeda xilli la siiyay dekedda Berbera

IImaaraadka oo soo eryay ardey Hargeysa ka soo jeeda xilli la siiyay dekedda Berbera. Maamulka Siilaanyo ayaan qaadi Karin wax talaabo lana tashan doona dawlada Somaliya haddii ay bataan dadka la soo masaafurinayo.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.