X

Imaaraadka oo toos faraha ugula jira Somaliya iyo barnaamij lagu lafogurey

Imaaraadka ayaa toos faraha ugula jira Somaliya waxa looga faaloodey kaftanka siyaasada. Imaaraadka oo ah dalyar oo dakhliga ugu weyn boqolkiiba 98 uu ka soo galo saliida ayaa kibirsan.



Dadka Imaaraadka ayaa ah wax aan ka badnayn 2 milyan oo ay u shaqeeyaan 7 milyan oo ajaaniba ayaa ah meel lays gumeysto oo dadku ayna xor ahayn laguna xiri karo.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mkl_KrjtmZg[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.