Imaaraadka ayaa u qaadan la lacagta uga soo xeroota dekeda Berbera kadib bil kaliya oo ay jaqeen. Warkan ayay u sheegeen dhaxal sugaha dalkaasi taajirka ah laakiin hanti u soo doontey dal aan jirin hadda oo la yiraa Somaliya.
Lacagta ay ku dhifteen ayaa lagu qiyaasay boqolaal kun oo doolar. Waxa hadda la ogaadey in dekeda Berbera u tahay mid ay aad ugu faaiideen. Lacagaha ka soo xerooda dekedda Berbera ayaa ku dhacda jeebka qoyska Siilaanyo iyo inta ku wareegsan.
Berbera ayaa u noqotey Imaaraadka dahab la helay marka la eego dekedaha kale ee ay maamulaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS